Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Gurigiisii dib ugu Celiyey Muwadiin sheegay in xoog gurigiisi looga haystay

asad

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleystay in ay dib u celiyaan guri uu lahaa Eng Asad Alkathiiri kaasi sida la sheegay in mudo ah xoog looga haystay, Wareejinta gurigaan ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banadir Basra Caamir iyo Gudoomiyaha Degmada CabdiCasiis.

Gurigaan ayaa waxaa lagu eedeeyey inuu xoog kuhaysto sida uu sheegay Eng Asad Afhayeenkii Hore ee Gobolka Banadir ahna Agaasime ka tirsan Gobolka Banadir Cabdifataax Cumar Xalane.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.