Muuqaal:Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku hayo Cunaqabateyn.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Dowladda Federaalka ku Eedeeyay in ay Cunaqabateyn dhinac walbo ay saartay Soomaaliland. Waxa uu sheegay Madaxweyne Biixi in Dowladiisa ay wajaheyso Dhibaatooyinka ka dhashay Cunaqabateynta ay Dowladda Soomaaliya saartay,isla markaana waxa uu Carabka ku dhuftay in talaalabada ay wado Dowladda Soomaaliya iney tahay mid laga xumaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.