Wararka
- Shirkii Golaha Wasiirada Jubaland oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
- Ciidamada Dowlada oo hawgal kawado Balcad
- Waare ayaa ku baaqay ciidamada Burdi kusoo noqdaan Hirshabeele
- Daawo:Wasiirka warfaafintaSomaliya ayaa ka qaybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo
- Kismaayo:Ururka RJA oo Cambaareeyey Dhalinyaro Xarig Sharci Daro ah Lagula Kacay
Muuqaal:Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku hayo Cunaqabateyn.
- Updated: 2nd February 2019

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Dowladda Federaalka ku Eedeeyay in ay Cunaqabateyn dhinac walbo ay saartay Soomaaliland. Waxa uu sheegay Madaxweyne Biixi in Dowladiisa ay wajaheyso Dhibaatooyinka ka dhashay Cunaqabateynta ay Dowladda Soomaaliya saartay,isla markaana waxa uu Carabka ku dhuftay in talaalabada ay wado Dowladda Soomaaliya iney tahay mid laga xumaado.