Daawo:Shacabka Goobwayn oo Xaalad adag soo wajahday halka Madaxda Somalida Ay ku Jiraan Faakihaysi

goobwayn

Shacabka iyo Masuuliyiinta Deegaanka Goobwayn ee Gobolka shabeelada hoose ayaa waxay ka hadleen xaalad adag oo Kajirta deegaanka Goobwayn oo ah Halka Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe uu Damaashaad iyo Faakihaysi u aado.

Shacabka Goobwayn ayaa waxay ka deeriyeen Xaalad aad u qalafsan oo ka jirta Deegaanka Goobwayn taas oo ah Cunto yare iyo Abaar ku dhufatay Goobwayn oo u jirta in ka yar 15 Km Magaalada Kismaayo ee Xarunta Ku meel Gaarka ah ee maamulka Jubbaland

Deegaanka Goobwayn waxaa kaloo soo wajahay Kaluun yaaraan Madaama Biyihii wabiga Yareeyey waxayna Bulshada iyo Maamulka Goobwayn Baaq u direen Dowlada soomaliya, Hay’adaha samafalka inay Gurmad dag Daga lasoo gaaraan.

waxaa wax laga Xumaado ah in Deeganaaka Goobwayn uu Hogaamiyaha Jubbaland Dalxiis iyo Damaashaad u yimaado marar badan ku casumay Madaxda Soomalida inuu wax ka qaban waayey dhibaatooyinka Haysta Shacabka Goobwayn taas oo uusan Axmed Madooobe masuuliyadii ka saarnayd gudanwaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.