Daawo:Madaxweynihii hore ee Puntland Gaas ayaa Ka dhoofay Puntland

gaas

Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa u anbabaxay Dalka dibadiisa marki ugu horeysay tan iyo markii uu wareejiyey xilka Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Gaas ayaa macsalaameeyey Shacbka Puntland waxuuna u rajeeyey Guul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.