Daawo:Madaxwayne Mustafe Cagjar oo si diiran llgu soo Dhaweey Jigjiga fariina udiray Haraadigii Cabdi Ilay

mustafe

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jig Jiga ayaa ka hadlay khalalaasaha ka taagan degaanka Soomaalida Itoobiya.
Madaxweyne Cagjar ayaa sheegay in Koox ka hartay maamulkii hore ee Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ay ka dambeeyaan dhibaatooyinka ka taagan Jig Jiga iyo guud ahaan degaanada Soomaalida Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.