Daawo:Axmed Madoobe ayaa guri sharci lahayn oo uu gatay 2005 maanta oo ah 2019 sharciyeystay

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Xarunta Hay’ada dhulka Jubbaland isagoo halkaas u tagay si uu u sharciyaysto guri uu gatay asagoo sharci lahayn 2005 kaas oo Maanta uu sharciyeystay gurigaan ayaa ku yaala Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah maamulka Jubbaland.

Tani waxay kamid tahay Cadaalad darada ka jirta Kismaayo halkaas oo in ka badan 1000 guri iyo dhulal banan oo tira badan laga dhacay shacabka Soomaliyeed, Kismaayo kama Jiraan Cadaalad sharcigana waxaa ugu sareeya Axmed madoobe waxa ugu hooseeya waa Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.