Muuqaal:Kulan looga hadlay dhismaha wadada isku xirta Luuq iyo Doolow ayaa lagu qabtay degmada luuq

wado

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayey sidii layskaga kaashan lahaa Dayactir lagu sameeyo Wadada isku Xigta Degmooyinka Luuq iyo Doolow, kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay waxgaradka iyo Maamulka Degmada Luuq iyo wafti kasocda wasaarada Hawlaha guud ee Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.