Daawo:Wasiirka Haweenka ayaa amisom uga Macadcelisay Dib u dhiska Dugsiga Dr Qamar

wasiir

Wasiirka Wasarada Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha Deeqo Yaasiin Yuusuf ayaa Taliska Amisom uga Mahadcelisay dib udhiska Dugsiga hoose dhex ee Dr Qamar oo wax lagu bari jiray Caruurta Agoon kaas oo ku Burburay qaraxyo agtiisa ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.