Daawo:Haween Iskood isu Xilqaamay ayaa Haweenka Jowhar uga Digaaya waxyaabaha sababi kara Kufsiga

kufi

Koox haween ah oo iskood isuxilqaamay ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta maamul Goboleedka Hirshabeele kabilaabay olole looga digayo haweenka waxyaabaha sababi kara Kufsiga iyo kahortagiisa, Haweenkaan ayaa Xafaadaha Magaalada Tagaya ayakoo lakulmaya Haweenka Magaalada Jowhar.

Hoos Kadaawo warbixintii wariye Dulidiid Shaashaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.