Daaw:Gudoomiyaha Xisbiga Xiis oo kulan la qaatay Bulshada Boossaaso

ciilmiige

Gudoomiyaha Xisbiga Xiis Ahna Musharaxa U Taagan Xilka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi ayaa waxuu kulan soo dhaweyn ah la qaatay Bulshada Boosaaso sida Waxgaradka, dhalinyarada, Haweenka iyo Aqqon yahanada.

Bulshada Boosaaso ayaa ku amaanayey Gudoomiyaha Xisbiga Xiis Cabdulaahi Ciilmoge sida wanagsan ee uu soo Booqday Magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxayna sheegeen inay taageero Hagr la’aan ah la garab istaagayaan Xisibiga Xiois iyo Guudoomiyihiisa waxayna ugu dambayntii guul u Rajeeyeen inuu ku Guulaysto Doorashada Mada.

Gudoomiyaha Xisbiga Xiis Ahna Musharaxa U Taagan Xilka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi ayaa ugu dambayntii uga Mahadceliyey Bulshada Boosaaso sida wanagsan ee ay u soo dhaweeyeen waxuuna ugu baaqeen Bulshada Puntland inay ka mid noqdaan Xisibiga Xiis oo Sideed gobol Xarumo ku leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.