Muuqaal:Boqor Burhaan oo ka qayb galin caleemo sarkii Deni ayaa Qardho ku qaabilay Oday Dhaqmeed ka soo jeedaha Jubaland

boqorka

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa asagoo kusugan Puntland gaar ahaan Magaalado qardho waxuuna ka qayb galin Caleemo saarkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni lamana sheegin sababta uu uga qayb gali waayey.

Boqor Burhaan ayaa hoygiisa Magaalada Qardho ku qaabilay Oday Dhaqmeed ka soo jeedaha Jubaland kuwaas oo ka qayb galay Caleemo saarkii Madaxwaynaha Puntland Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.