Daawo:Madaxwayne Geele oo la Kulmay Ururadda Mucaaradka Jabuuti

ggeele

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxuu kulan kula yeeshay Madaxtooyada dalka Jabuuti Ururada Mucaaradka dalka Jabuuti waxayna kawada hadleen kala duwanaanshaha u dhexeeya Mucaardka iyop dowlada iyo sidii layskaga Kaashan lahaa Horumarka Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.