Daawo:Qasaaraha Qarax Ka Dhacay Magaalada Baydhabo

qarax

Magaalada Baydhabo Xarunta ku meelgaarka ah ee Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Koonfurgalbeed ayaa waxaa ka dhacay Qarax Gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, Qaraxaan aya waxuu ka dhacay Suuqa Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.