Daawo:Kulankii Dhexmaray Wasaaradda Qorsheynta Soomaalia iyo Gudiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka.

siraaji

Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta wadatashi ku aadan geedi_socodka Qorashaha horuarminta Qaranka Sagaalaad la yeelatay Gudiga Miisaniyada,Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka JfS.
Ujeedada Wadatashiga ayaa ahaa sidii loo xoojin lahaa diyaaringta geedi socodka Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad ee uu wadatashi lagala yeelanayo dhamaan umadda Soomaaliyeed iyadoo maanta gudiga ay soo bandhigeen talooyin xoojinayo diyaarinta qorshahaha. Waxaana kulanka goobjoog ka ahaa xubnaha gudiga, Wasiirka Qorsheynta Amp Gamaal Maxamed Xasan iyo Howladeenada Wasaaaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.