Wararkii ugu dambeeyey weerarkii Alshabab ku qaadeen Nairobi

uhuru

Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashey weerarkii ka dhacay Hotel Dusit2 ee xaafadda Westland ee Nairobi, kadib markii kooxo hubaysan ay qaraxyo iyo rasaas ay ku weerareen halkaasi balse ciidamada ammaanka ayaa dad badan ka badbaadiyay weerarkaasi.

 

Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa sheegay 14 qof inay kudhinteen dad badan oo tiradooda lashaacina ay ku dhaawacmeen weerarkaasi.

Dadka dhaawacyada qaba ayaa lagu dabiibayaa isbitaalada kuyaala magaalada Nairoobi,kuwaasi oo isugu jira Kenyan iyo dad kale oo ajaanib ah oo ku sugnaa hotelka weerarka uu ka dhacay iyo ag agaarkiisa.

Weerarkaan ayaa waxaa sheegtay kooxda argagixisada alshabaab kuwaas oo dilal badan ka gaystay Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.