wax ka ogow Isgaarsiintii 7aad oo Ciidamada Kenya Buruburiyaan

isgaarsin

Xaruntii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Degaanka Cali Buuley oo ku taala Waqooyiga Degmadda Dhooblay ayaa la sheegayaa inay Burburiyeen Ciidanka Kenya kuwaas oo kasoo gudbay Xaduuda, ciidamada Kenya ayaa waxay dhibaato ka gaysteen dalka Soomaliye a gudahiisa wax magdhow ah oo kabixiyaana majiraan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.