Sawiro:Gudoomiyaha Garbaharay oo wafti kasocda wasarada arimaha Gudaha Jubaland kusoo dhawayey garbaharay

garbo

Gudoomiyaha Magaalada Garbahaaray Iimaan Cabdow Kaarshe ayaa waxuu Magaalo madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaaray kusoo dhaweeyey wafti kasocda Wasaarada Arrimaha Gudha Jubbaland oo hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Cabdirisaaq Xaaji Cabdi.

Waftigaan kasocda wasaarada arimaha Gudaha Jubbaland oo uu hogaaminaayo agasimaha guud ee wasarada ayaa waxaay ka kooban yihiin Saraakiil Hay’ado Caalami ah iyo farsama yaqaano kala duwan kuwaas oo hawlo shaqo ka fulinaya Magaalada Garbaaharay.
garbo
garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.