Daawo:Madaxwayne farmaajo oo weerar ku qaaday kooxda Qabyo

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa ka qayb galay Xafladii soo xiritaanka kalfadhigii golaha shacabka oo lagu qabtaya Magaalada Muqdisho waxaana xafladaas ka qayb galay Gudoomiyaha qaar kamida Xildhibanada golaha shacabka, Ra/iisalwasaaraha Soomaliya, gudoomiyaha Gobolka Banadir, wasiiro, iyo marti Sharaf kale.

Madaxwayne Farmaajo ayaa waxuu ka hadlay qilaafka Labada Aqal asagoo sheegay inuu dib heshiin furayo udhaxayso labada aqal waxaakloo Madaxwayne Farmaajo ka hadlay qilaafkii Ergayga qaramada midoobay iyo Mooshinkii laga Keenay Madaxwaynaha Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.