Daawo:Booliska Soomaliya ayaa sheegay Xildhibaan Munakey walaasheed inay isku dayday inay fakato

muna

Taliska Ciidamada Booliska Soomaliya ayaa ka hadlay muuqal Cabasho ah oo ay Manta Baahisay Xildhibaan Muna Key oo kamida xildhibaanada Soomaliya kaas oo oranaayey Dowlada ayaa weerar igu ah kadib markii aan ka hor imid xeerka Bankinga dhexe.

Booliiska ayaa waxay sheegeen in hadalkaas Xildhibaan Munakey aysan waxba kajirin lakiin Maryan qaliif abuu ay dhib ugaystay Xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo kamida xildhibaanada Soomaliya, Maryan qaliif ayaa waxay isku dayday inay Magaalada Muqdisho kabaxdo ayadoo damaanad markii hore lagu siidaayey.

Booliska ayaa waxay sheegeen dambiile Maryan Qaliif Abuu hada ay kuxiran Saldhga Boliiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.