Al-shabaab oo sheegtay weerarkii ay ku qaadeen Hotel kuyaara Nairobi

Afhayeenka Hawlgalladda Milliteri ee Al-shabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab oo la hadlay Telefishinka Aljazeera ayaa sheegay inay iyagu mas’uul ka yihiin qaraxyadii iyo iska horimaadka haatan ka socda Dhismaha Hotelka Dusit ee ku yaalla Degmadda Westland see Galbeedka Nairobi.

Hotelka ay Shabab weerareen ayaa wali laga sifayn kooxda Alshabab Qarax iyo is-rasaasayn ayaa laga maqlayey Dhismaha Hotelka iyo Xafiisyadda ku hareeraysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.