Akhriso:Dowlada Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarka lagu qaaday Hotel kuyaala Nairobi

wasiir

Dowlada Soomaaliya ayaa waxay si kulul u cambaaraysay weerarka lala beegsaday Dhismaha hotel kuyaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaas oo layiraahda Dust2 Hotel, Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ayaa lagu yiri Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi u direysaa qoysaska dhibanayaasha, iyadoo u rajeysay caafimaad degdeg ah kuwa dhaawaca ah, waxa ayna caddeyneysaa inay ku garab taagan tahay Xukuumadda Jamhuuriyadda Kenya dagaalka ka dhanka ah argagaxisada
wasir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.