Xildhibaanada Barlamanka Somaliya oo ka dooda wax kabadalka Xeerka Bangiga

Bamk

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxaa ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.

Ajandaha kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay U codeynta wax ka badelka sharciga Hantidhawraha guud iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe.

Mudanayaasha ayaa dood adag ka yeelan doono labadan hindise sharciyeedka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.