Daawo:Xildhibaan Sakariye Xaaji ayaa Qiyaano Qaran ku tilmaamay Xeerka Agaasinka Bankiga

sakariya

Xildhibaan Sakariye Xaaji oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa Qiyaano Qaran ku tilmaamay Xeerka Agaasinka Bankiga Dhexe ee ay Maanta Anisixiyeen Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.