Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar ayaa soo jeediyay in la iska diido xeerka lagu maamulaayo Bankiga Dhexe

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa codsi ujeediyey Barlaamanka Soomaliya isagoo kacodsaday inaan la’ansixin xeerkaan dowlada ku doonayso in Qof ajnabi ah madaxa kanoqda Bankiga qaranka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.