Daawo:Kalfadhigii Barlamaanka Soomaliya oo soo xirnay iyo xeerkii Bangiga oo Lameel Mariyey

mursal

Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyey, 158-Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 17-xildhibaana ay diideen,waxaana sidaasi ansax ku noqday xeerka wax ka bedelka Maamulka Bangiga Dhexe.

Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Shiiq Cabdirixaam ayaa ku dhawaaqay Najiitadii codaynta waxuu kaloo ka kahadlay inuu kalfadhigii 4aad ee Golaha shacabka uu soo Xirmay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.