Daawo:Cabdiweli Gaas ayaa Cafis ka dalbaday Shacabka Puntland iyo Kuwa soomaaliyeedba.

gaas

Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen madaxweynaha cusub iyo madaxweynihii hore ee Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Maamulka Puntland ee ku taalo magaalada Garowe, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas oo maanta si rasmi ah xilka wareejiyey ayaawaxaa uu Cafis ka dalbaday Shacabka Puntland & Kuwa soomaaliyeedba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.