Akhriso:Madaxwaynaha Puntland ayaa Canshuur kusoo rogay hay,adaha Dowlada iyo kuwa gaarka loo lee yahay

deni

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 13 Jan, 2019 soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.
Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.