Muuse Biixi oo Abwaan Abees Xabsiga u taxaabay kadib markuu Gabyey

muuse

Shacabka Soomaliland ayaa waxaay cabasho kamuujiniyaan Maamulka uu Hogaamiyo Muuse Biixi kaas oo caburin ku haya Shacabka Soomaliland waxaana marar Badan laxiray Waxgarad, wariyaal, fanaaniin, dhalinyaro facebook wax kuqortay tii u dambaysnaya waxaa Xabsiga loo taxaabay Abwaan Cabdirixmaan Abees kadib markii xalay dood suugaaneed kaga qayb galay Magaalada Hargaysa kaas oo lagu xiray maanta Xarunta CID Magaalada Hargaysa lama sheegay=in sababta loo xiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.