Kismaayo:Munaasabad lagu dhiirra galinayay Ardeyda ayaa lagu qabtay Macadka Imaamu Shaafici

Kismayo

Munaasabad lagu dhiirra galinayay Ardeyda Macadka Imaamu Shaafici ee magaalada kismaayo ayaa lagu qabtay xarunta Macadka.

Ardeydaan oo tira ahaan gaaraya 77 Ardey ayaa muddo Saddex Sano ah Baranayay Culuumta qaybaheeda kala duwan, waxaana Xafladda qalinjabinta ka soo qayb galay Masuuliyiin kala duwan, Maamulada Jaamacadaha iyo marti sharaf kale oo badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.