Daawo:Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Somaliya oo Musuq maasuq lagu eedeyey

Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ee xilka ka qaadista lagu sameeyay Sayid cali ayaa ka horyimid arrinkaasi, Waxuuna eedeeymo kala duwan uu u jeediyay Guddiga Doorashooyinka qaranka Somaliya Xaliimo Ismaaciil Yarey isagoo sheegay inay ku kacday isbada maris iyo Musuq Maasuuq.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.