Daawo:Gudoomiayha Barlamaanka Puntland ayaa kulan sagootina usameeyay wafdigii Kasocday Dowlada Somaliya

puntland

Gudoomiayha Barlamaanka maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo ) ayaa kulan sagootina usameeyay wafdigii dhowaanahan ku sugnaa Garoowe ee isugu Jiray Wasiirada iyo Golayaasha Dowladda Dhexe Ee Somaliya kuwaas oo kaqayb galay Doorashadii ka dhacday Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.