Degmada Baran oo laga Taageeray Madaxwaynaha Cusub ee puntland

deni

Xaflad balaaran oo ay ku Taageerayeen shacabka Degmadda Baran Hogaanka Cusub Ee Puntland Loodoortay ayaa waxaa lagu Qabtay Degmadda Badhan, xafladaan oo ay kasoo qayb galee Galeen qaybaha kala duwan ee Buslahada ayaa waxaa lagu taageeray Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo Ku xigeenkiisa Karaash.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.