Daawo:Sheekh Kenyaawi Ayaa dib u dhigay muxaadaro uu ku qaban lahaa Muqdisho

Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa ka hadlay kulankii muxaadarada ahaa ee Galabta uu ku qaban lahaa Hoolka Sahal taas oo dib u dhacday kadib markii dad ka badan Hoolka ay goobta muxaadarada tageen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.