Daawo:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay inuu Baraawe usoo Wareegayo

Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Madaxweynah Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaasi.

Waxaa safarka Madaxweynaha qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye, Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye iyo mas’uuliyiin kale.
Madaxweyne Lafta gareen ayaa ka mahad celiyay sidii wanaagsanayd ee loogu soo dhoweeyay halkaasi, isagoo xusay inuu Baraawe kula kulmay Dad u bisil Dowladnimada iyo maamul wanaagga, Madaxwayne Lafta gareen ayaa waxuu usheegay bulshada Baraawe Mamaulka Koofur galbeed inay usoo wareegyan xaruntooda rasmiga ah ee Baraawe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.