Suuqa Bakaraha oo dab caawa qabsaday kaas oo qaasro dhaliyey

dab

Dab Xoogan ayaaka Kacay caawa Suuqa Bakaaraha waxaana gubanaya Goobo Ganacsi oo halkaas ku yaalla, Dabka ayaan la ogeyn waxa Sababay iyadoo ay socdaan Dadaal lagu daminayo Dabka Kakacay Bakaraha, mana ahan markii ugu horaysay dab noocaan oo kale ah ka kaco suuqa bakaaraha Waxaa socda dadaalo dabka lagu deminayo .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.