Madaxwayne Laftagareen oo gaaray Baraawe

lafta

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Koofur Galbeed ayaa gaaray magaalada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Qaadir Shariif Sheekhunaa Maye.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay , iyadoona wadooyinka lagu arkayo ciidamo aad u fara badan, kuwaasi oo xaqiijinaya Amaanka wadooyinka soo gala Magaaladaasi.

Socdaalkaan uu Madaxwaynaha Koonfurgalbeed uu ku tagay Magaalada Baraawe ayaa ah kii ugu horeeyey ee uu ku tago Baraawe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.