Madaxwaynaha Jabuuti ayaa kulan laqaatay wasiirada gashaandhiga itoobiya Caasha Maxamed

ismaaciil

Madaxwaynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxuu xaafiiskiisa ku qaabilay Wasiirada Gashaandhiga Itoobiya Caasha Maxamed waxaana Madaxwaynaha Jabuuti ku waheliyey kulankaas Wasiirka Gaashaandhiga Jabuuti Cali xasan Bahdoon, Wasiirka Madaxtooyada iyo Taliyaha Ciidanka Jabuuti Zakariya.

Wasiirka Gaashandhiga Itoobiya Caasho Maxamed ayaa waxay ka warbixisay kulanka ay laqaadatay Madaxwaynha Jabuuti uu ahaa mid aad wanagsan waxayna uga mahadcelisay Madaxwaynaha Jabuuti sida wanagsan ee Madaxwaynaha Jabuuti ugu soo dhaweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.