Sawiro:Madaxwaynaha Puntland oo Balanqaadyadiisii fulinaya ayaa kulan laqaatay Saraakiisha Ciidamada

PUNTLAND

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta 09 Jan, 2019 waxay kulan Deg-Deg ah la qaateen taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland iyagoo ka wada hadlay adkaynta iyo dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland.

Madaxwayne Deni ayaa waxuu kala hadlay saraakiisha Ciidamada Puntland sidii loo xorayn lahaa gobolada sool Sanaag iyo Cayn iyo kooxaha Argagixisada sidii looga siifayn lahaa Deegaanda Puntland, Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi ayaa waxaa balanqaadyadiisa kamida mid ahaa ladagaalanka Argagixisada iyo sidii gacanta Puntland loogu soo celin lahaa Sool sanag.puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.