Maqal iyo Muuqaal:Cabdiwali Gaas oo Markii ugu horaysal ka hadlay doorashada Puntland

gaas

Madaxwaynihii hore ee Puntland Dr Cabdiwali Gaas oo shir ku qabtay Madaxtooyada Puntland ayaa markii ugu horeysay waxuu ka hadlay doorashadii looga guulaystay ee Madaxwaynaha Puntland taas oo ku guulaystay Siciid Cabdulaahi Deni.

Cabdiwali Gaas ayaa waxuu Codsi u jeediyey Bulshada Puntland inay dowlad cusub si wanagsan loola shaqeeyop oo lagarb istaago, waxaa kaloo sheegay Gaas in Puntland mid tahay oo gobol iyo deegaan kala lahayn loona baahan in lagarab istaago, Gaas ayaa waxuu ugu dambayn sheegay inuu lashaqeeynayo Madaxwaynaha Cusub

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.