Daawo;Xildhibaan Cabdiraxman Faroole oo aan soo hadal qaadin Gaas

farole

Xildhibaan Cabdiraxman Faroole oo kamida Gaolaha Aqalka sarre ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey Doorashada Madaxwayanaha Puntland ayuu u hambalyeeyey Madaxwaynaha Cusub Puntland iyo kuxigeinkuusa kadibna waxuu kagaabsaday inuu u mahadceliyo madawaynaha waqtigiisa dhaamaday ee Cabdiwali Gaas badelkeedana waxuu sheegay inay dabayshii Nololeed ay nataabatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.