Daawo:Markab sida 80,000 Tan oo qamardi loo wado itoobiya ayaa kusoo xirtay Jabuuto

markab

Dekada cusub Dooraale ee dalka Jabuuti waxaa markii ugu horeysay kusoo xirtay Markab wayn oo sida 80.000 oo Qamardi loo wado dalka Itoobiya, markabkaan ayaa nooca waa wayn ayaa waxaa laga lee yahay dalka Ruushka waxaana qaadanysaa dajintiisa 12 cisho sida ay sheegayaan masuuliyiinta dekadfa Dooraale eedalka Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.