Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo kualn laqaatay Gaas iyo Camay

deni

Madaxweynaha shalay la doortay ee dowladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta madaxtooyadda Dowladda Puntland waxaana ku soodhaweeyay Dr Cabdiweli maxamed Cali Gaas madaxweynihii hore Puntlandiyo kuxigeenka Camay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.