Daawo:Beesha Cawlyahan oo Taageertay Dowlada Soomaliya

ugaas

Beelwaynta Cawl yahan oo shir ku qabatay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaay sheegeen inay garab taagan yihiin Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ee hogaamiyo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Ra’iisalwasaare Khayre.

Shirkaas ay isugu yimaadeen beesha Cawl yahan waxaa Goobjoog ka ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Cawlyahan Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane iyo qaybaha kala dwuan beesha sida Waxdgaradka, Siyaasiinta, dhallinyarada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.