Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland

karsh

Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxaa xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku guuleystay Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo helay 47  Cod halka Musharaxa kale uu helay  Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 19 Cod.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa katirsanaa dowladii hore ee Cabdiwali gaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.