Daawo:Wasiir Bayle ayaa kormeerey Dekada iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

bayle

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda FS oo kormeeray Kastamyada canshuuraha ee Dekadda iyo Airport-ka magaalada Muqdisho, waxaana uu hawlwadeennada ku dhiiri galiyey ilaalinta hantida danta guud,
Wasiirka maaliyadda ayaa kula dardaarmay madaxda iyo howl wadeenada kastamka dekada inay dardar galiyaan howlaha canshuur qaadista oo laf dhabar u ah sidii dalka u gaari lahaa isku filnaan dhaqaale iyo in howlwadeena ku shaqeeyaan hufnaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.