Daawo:Waftigii Dowlada Somaliyeed ayaa Saxafada kula hadlay Garoowe

wasiir

Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka arimaha Dibada Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxay maanta Gaareen Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Waftigaan ka socday Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay kulan laqaateen Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Wasiirka arimaha Dibada Soomaliya ayaa marka hore uga mahadceliyey Madaxda Puntland sida loogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe waxuuna sheegay inuu salaan hambalyo kawado Madaxda Dowlada Soomaliya oo ugu horeeyo Madaxwaynaha Soomaliya, Gudoomiyaha Barlamanka iyo Raiisalwasaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.