Daawo:Maxamad Cabdi Yuusuf oo Fariin udiray Madaxweynaha Puntland iyo Dowlada Ingiriiska

Maxamad Cabdi Yuusuf oo kamid ahaa xildhibanadii hore ayaa waxuu Fariin udiray Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni isagoo sheegay inuu iska ilaaliyo qilaaf soo kala dhex gala dowlada federaalka ah iyo Puntland.

Waxaa kaloo Maxamed cabdi yuusuf kuna Baaqay in Jawaab Adag laga bixiyo Qoraalkii uu Bartisa Twiterka ku qora Wasiirka Dowlada Difaaca dowlada ingiriiska kaas oo ku tilmaamay Muuse Biixi Madaxwayne waxana uu rabaa Ingrisiika inuu kala qaybiyo Somaliya sidii uu horay usameeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.