Daawo:Beesha Mataan Cabdule oo ka hortimid Booqashadii Madaxwaynaha Hirshabeele

Shir ay Isugu Yimaadeen Qaar ka mid Ah Beelaha Dega Xamar iyo Xamardaye Ayaa Cambareeyey Boqoshadii Madaxweynaha Hirshabale Uu Ku yimid Deganada Cisaley,ceelmaan, Dhilmaayoole iyo Ceelcade waxayna kasocdeen inuu raali galin kabixiyo imaatinkiisa asagoo naga wargalin ayey hadheen beelahaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.