Caabudwaaq:Taliyaha cusub ee Qaybta 21aad ayaa Booqday Xeryaha Ciimada

yusuf

Taliyaha cusub ee Qaybta 21aad Sareeyo Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir (KAANTI) oo booqashadiisii koowad kumarayay Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxuu soo Booqday Xerada 44aad ee Caabudwaaq Halkaas oo kula kulmay qaybaha kala duwan Ciidanka Xooga dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.